Authors Posts by Xarunta

Xarunta

35 POSTS 0 COMMENTS

Saraakiil Tabar Ku Soo Qaatay Dalka Uganda Kadibna Tabarka XDS Ku...

Saraakiishan La Dhaariyey Ayaa Tiradooda Waxay Gaareysay Ku Dhawaad 94 Saraakiil Xidiglayaal Ah Waxayna Tabar Ku Soo Qaateen Dalka Ugunda Munasabada Lagu Dharinayey Saraakiishan...

Munaasabad Ay Xilka Kula Wareegayeen Taliye Xigeenka Ciidanka Iyo Taliyaha Ciidanka...

Munaasabadan Oo Ahayd Mid Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Ayaa Manta Waxaa Lagu Qabtay Howlka Wayn Ee Xafladaha Wassaaradda Gaashaandhiga Munasabadan...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu uyeerayaa Ardadydii soo Codsaday kamid noqoshada...

Ogeeysiis Muhiim ah. 16/10/2019 Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Da,dooduna udhexeeyso udhexeeyso...

Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Leeyli Sargaal Dalka Dibadiisa loo...

Ogeeysiis Ogeeysiis Dhamaan Ardayda dhameeysatay Waxbarashada Dugsiga Sare waxaa la,ogeeysiinayaa in Ciidanka Xoogga Dalka uu qaadanayo Leyli Sargaal Dalka Dibadiisa lagu soo Tababaridoono. Hadaba...

Ciidamada Kumaandoska Danab Ayaa Fashiliyay Weerar Argagixisada Damacsanayeen Iney Ku Soo...

Kooxaha Nabad Diidka Alshabab Ayaa Barqa Nimadii Saakay Isku Dayay Iney Weerar Ku Soo Qaadan Xerada Balidoogle Oo Fariisin Weyn U Ah Ciidamada Xooga...

Weerar Argagixisada ay soo qaadeen oo lagu laayey

Ciidammada Xoogga Dalka iyo Saaxiibbada Mareykanka ee taageera ayaa iska caabbiyay weerar gawaari loo adeegsaday oo argagixisadu ku soo qaadeen Saldhigga Ballidoogle. Weerarka waxaa...

Halyeeyada Ciidamada Xoogga oo Kooxda Shayaadinta Shabaab jab xoogan gaarsiyey...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar argagixisada Al-shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Ceel Saliini oo hoostag Aw-dheegle,iyagoo cadowga gaarsiiyay khasaare dhimasho...

Khawaarijta shayaadiinta Shabaab iyo horjoogayaal katirsan oo Howlgallo lagu dilay...

Howlgal ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo is garab sanaya ayaa lagu khaarijiyay maleeshiyaad ka tirsan koxda Argagixisada ah...

Ciidamada Xoogga oo jab xooggan gaarsiyey shayaadiinta Al-Shabaab howl-gal ay...

Howl-gallo baaxad leh oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutada 14 Oktoobar ka fuliyeen degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday rag katirsan nabad iyo nolol...

Maxkamadda darajada Koobaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa ku dhowaaqday go’aanka dacwad ciqaabeed loo haystay xubno lagu soo eedeeyay Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa sheegtay in eedeysane...