Authors Posts by Xarunta

Xarunta

35 POSTS 0 COMMENTS

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo La Qarameynayo, Loona Diyaarinayo Xoreynta...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur,...

R/wasaare Xassan Cali Khayre oo bogaadiyay howl galada ka dhanka ah...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaamiyo oo ka baxay magaalada Beydhabo ee caasimada Kumeel Gaarka ah...

Ciidamada Halyeeyada qaranka dowladda oo rag ka katirsan shayaadiinta qawaariijta...

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo qawaariijta ka tirsan Al-Shabaab uu ka dhacay...

Saraakiisha iyo Taliyaha qeybta 21aad oo Baledweyn kula kulmay Taliska...

Waxaa uu Kulankan ka Dhacey Gudaha Xarunta Batalyanka 5aad ee Ciidamada Hiil walaal ee Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn ayaa u dhexeeyay Saraakiisha Taliska...

Ciidamo uu Hugaaminayo Taliyaha Qaybta 21aad oo Gaaray magaalada Baladweyne...

Cutubyadii ugu Balaarnaa ee Ka Tirsan Taliska Qaybta 21'aad oo ka Ruuqaansadey Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa Gaaray Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada ciidanka ee Deegaanka Bariire...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas daahir adan cilmi indhaqarshe ayaa kormeer dhiiragalin ah ku tagay fariisimaha ciidamada xooga dalka  ey ku leeyihiin degaanka bariire...

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Saraakiil ka tirsan...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Maanta Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ka qaaday Imtixaan loogu tartamayo Deeq Waxbarasho oo Dalka Dibadiisa Goobta ay...

Ciidanka xoogga dalka oo 20-ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay duleedka...

Ciidanka Xoogga dalka ayaa in ka badan 20-ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha markii maleeshiyada ay isku dayeen...

Tariikh Nololeedka Talyaha Ciidaanka Xogga Dalka Soomaaliyeed

S/Gaas Daahir Aadan Cilmi wuxuu ku dhashay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Wuxuu bilaabay waxbarashadiisii ​​hoosee isagoo ku bartay Dugsiga hoose ee magaalada Buulo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan la qaatay Uqaabilsanaha Arimaha Ciidamada...

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  S/gaas Daahir Aadan Celmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka Xogga Dalka Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta...