Authors Posts by Xarunta

Xarunta

35 POSTS 0 COMMENTS

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababar kusoo qaatay Turkiga oo...

Wasiirka Gaashandhigga Xukumada Fadaralka Soomaaliya oo ay wehliyaan Ku simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Ahna Taliye Ku xigeenka Ciidanka iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka xoogga Dalka oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+Sawirro

 Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Mudo ku dhaw Sanad tababar ku qaadanay dalka Uganda ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Saraakiishaan waxaa...

Madaxweynaha Uganda oo tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xoogga...

 Waxaa Xerada tababarka ee Kabamba lagu qabtay Munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay Leyli Saraakiil oo muddo hal sano iyo bar tababar ugu...

Howlgal Amniga lagu xaqiijinayo oo Ciidanka Danab ka fuliyeen degaano hoostaga...

Ciidamadda Kumaandooska Soomaaliya ee  Danab oo ku Hubeysan Gawaarida gaashaman ayaa Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinayo waxa ay ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabellada...

TALIYAHA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO TABABAR U FUREY QEYBTII...

Taliyaha  ciidamada Xoogga   Dalka  Soomaaliyeed  Sareeye  Gaas  Jeneraal  Daahir Aadan Cilmi  ayaa tababar u furey  leyli saraakiil iyo Leyli  saraakiil xigeeno islama hortiisa lagu...

MUNAASABAD XIL WAREEJIN TALISKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO KA DHACDAY WASAARADA...

Munaasabad si heer sare ah loo agaasimey kana  dhacaday xarunta Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed  ee Wasaarada Gaashaandhiga, Munaabadaasi ayaa xilka ku wareegayay Taliyihii hore...

WASIIRKA 1-AAD EE SOMAALIYA OO BILAABAY LA XISAABTANKA SANADLAHA...

Wasiirka 1-aad ee soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay la xisaabtanka sanadlaha ah ee wasiirradiisa, si loo qiimeeyo hawlaha wasaaradaha uga hir-galay qorshayaashii...

MAS’UULIYIIN KA TIRSAN KASTAMKA CANSHUURAHA DEKEDA MUQDISHO OO LOO...

Ciidamada dambi baarista CID ee Booliska ayaa xiray illaa lix xubnood oo ka tirsan Kastamka Canshuuraha Dekedda Muqdisho, iyadoo loo heysto arrimo la xiriirta...

TALIYAHA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED OO LA KULMAY WASIIRU-DOWLAHA GAASHAANDHIGA EE...

Wasirka Difaaca Soomaaliya Mudane Xasan Cali Max’ed iyo Taliyaha Ciidanka  Xoogga Dalka Soomaaliyeed  Sareeye Gaas C/weli Jaamac Xuseen ”Gorod” kulan la qaateen Wasiiru Dowlaha...

MUNAASABADDA 1-DA LUULYO OO SI WAYN LOOGA XUSAY MUQADISHO

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo...