Ciidamada Halyeeyada qaranka dowladda oo rag ka katirsan shayaadiinta qawaariijta Al-Shabaab...

Ciidamada Halyeeyada qaranka dowladda oo rag ka katirsan shayaadiinta qawaariijta Al-Shabaab ku dilay Gobolka Gedo

408
0
SHARE

Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo qawaariijta ka tirsan Al-Shabaab uu ka dhacay saldhig ciidanka dowladda ku leeyihiin halkaas.
Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii Al-Shabaab ay weerareen saldhigga ciidanka dowladda, waxaana jab xoogan uu soo gaaray kooxda naf lacaariga argagixisada gambalkoodu sii dhacayo eek u dhuu maaleysanayo duurka
Ciidamada dowladda ayaa dagaalka ku dilay illaa labo xagjiriinta d, halka ay ku furteen saddex qori oo mid ka mid ah uu ahaa qoriga loo yaqaano Baasukaha garbaha laga rido.
Saraakiisheena ayaa inoo sheegay in ciidamada dowladda ee ku sugan Garbahaarey ay dhagta dhulka u dareen qawaarijta weerarka soo qaaday ayna ka war hayeen markii hore dagaalka ay soo qaadayeen.
Ururkan gumaadka umada somaliyeed ayaa dhawaan nahanba waxaa loo diiday nasiino
Ciidamada dowladda ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada duleedka Garabahaarey, iyagoo ku daba jira raadka kooxdii weerarka soo qaaday.