Ciidamada Kumaandoska Danab Ayaa Fashiliyay Weerar Argagixisada Damacsanayeen Iney Ku Soo Qaadan...

Ciidamada Kumaandoska Danab Ayaa Fashiliyay Weerar Argagixisada Damacsanayeen Iney Ku Soo Qaadan Xerada Balidoogle

1030
0
SHARE

Kooxaha Nabad Diidka Alshabab Ayaa Barqa Nimadii Saakay Isku Dayay Iney Weerar Ku Soo Qaadan Xerada Balidoogle Oo Fariisin Weyn U Ah Ciidamada Xooga Dalka Gaar Ahaan Kuwa Kumaadooska Ee Danab Ciidamada Danab Ayaa Kahortagay Dhagarta Ey Damacsanayeen Kooxdan Waxana Qasaare Xoogan Oo Dhimasho Leh Soogaray Nabadiidka Alshabab Oo Laga Gubay Gadiidki Ey Doonayeen Iney Isku Qarxiyaan Sarakiisha Ciidamada Ayaa Xaqiijiyay In Qiyaastii Meel ka fog Xerada Ciidanka ay Arintani Ka Dhacday, Dhanka Kale Ciidamada Xooga Dalka Ayaa Howgalo Amaanka Lagu Xaqiijinayo Ka Fuliyay Qeybo Ka Mid Ah Degmada Owdheegle Ee Gobolka Shabellada Hoose Oo Ey Kasoo Sareen Miinooyin Dhulka Lagu Aasay Oo Argagixisada Doonayeen Iney Shacbka Ku Dhibaateeyaan.