Halyeeyada Ciidamada Xoogga oo Kooxda Shayaadinta Shabaab jab xoogan gaarsiyey weerar...

Halyeeyada Ciidamada Xoogga oo Kooxda Shayaadinta Shabaab jab xoogan gaarsiyey weerar ay soo qaadeen qawaarijta

453
0
SHARE

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa iska caabbiyay weerar argagixisada Al-shabaab ay ku soo qaadeen deegaanka Ceel Saliini oo hoostag Aw-dheegle,iyagoo cadowga gaarsiiyay khasaare dhimasho iyo dhaawac Cadawga ayaana halkaa waxaa ka soo gaaray jab xoogan aysan ka soo kabaneyn ayadoo waqtigooda uu sii dhamaanaayo ayaa hadana waxay soo qaadan weeraro markasta uu jab xoogan ka soo gaaro qawarijta shabaab . Ceel Saliini waxaa si buuxda gacanta ugu haya Ciidanka Xoogga Dalka waxayna ka wadaan holgal balaaran oo lagu badi goobayo haraadiga kooxdaas alle iyo rasuulka ka furtay ee ku qaraabta magaca diinta hadaf kooduna uu san eheyn diin oo uu yahay baa bi inta umada iyo qaranka soomaaliyeed .