Munaasabadan Oo Ahayd Mid Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Ayaa Manta Waxaa Lagu Qabtay Howlka Wayn Ee Xafladaha Wassaaradda Gaashaandhiga Munasabadan Waxaa Xilka Kula Wareegey Labada Taliye Ee Uu Soo Magacaaway Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Oo Kala Ah Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Maxamed Cali Bariise Iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir Sidoo Kale Waxaa Munaasabadan Goob Jog Ka Ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage Iyo Sidoo Kale Wasiirudowlaha Wasaaradda Gaashaan Dhigga Ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa
Taliyeyaashan cusub ayaa balan-qaaday in waajibkii loo igmaday ay gudan doonaan, isla markaana ay ka qeyb qaadanayaan dhismaha iyo tayeynta Ciidamada xoogga dalka iyo sidii deegaanada Shayaadiinta Al-Shabaab maamulaan looga saari lahaa.