Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Leeyli Sargaal Dalka Dibadiisa loo qaadayo,

Ogeeysiis:Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu qaadanayaa Leeyli Sargaal Dalka Dibadiisa loo qaadayo,

506
0
SHARE

Ogeeysiis Ogeeysiis Dhamaan Ardayda dhameeysatay Waxbarashada Dugsiga Sare waxaa la,ogeeysiinayaa in Ciidanka Xoogga Dalka uu qaadanayo Leyli Sargaal Dalka Dibadiisa lagu soo Tababaridoono. Hadaba qofkii daneeynaya waxaa laga doonayaa
1-Soomaali inuu yahay
2- Inuu heeysto Shahaadada, Dugssiga Sare) laba farac (Cilmi ama Adabiga) ama Shahaado udhiganta.
3-Ardayga inuu kasoo gudbo Wareeysiga Taliyaha Kulliyadda)
4-Ardayga inuu ka gudbo imtixaanka Dhismaha Jirka
5-Ardayga inuu ka gudbo Baarista Caafimaadka
6-Ardayga Da”diisua waa inay kaweeynaan (21 sano )
7-Ardayga Dhererkiisa iyo miisaankiisa waa inay isku dhigmaan, ugu yaraan (165cm/54Kg) ugu badnaan (188cm/95kg.)
8-Ardayga Luqadda (ENGLISH)kiisa inaysan kayaraan (5)IELTS International English Language Testing System)-Imtixaanka Luqadda IngiriiskaCaalamiga
Shahaadooyinkooda waxay kusoo hagaajinayaan Email-kan (somaliairforces2015@gmail.com),
Ardayda Shahaadooyinkkoda Mudo 5-maalmood gudahood waa inay kusoo dirsadaan oo kabilaabaneeysaa 15-10-2019 ilaa 20-10-2019
FG:Ardaygii Shahaadadiisu aysan ku cadeeyn Taariikhda Dhalashada wuxuu soo raacinayaa warqadda Dhalashada.