Saraakiil Tabar Ku Soo Qaatay Dalka Uganda Kadibna Tabarka XDS Ku Dhameystay...

Saraakiil Tabar Ku Soo Qaatay Dalka Uganda Kadibna Tabarka XDS Ku Dhameystay Dugsigga Gen.Dhagabadan Oo La Dhaariyey

817
0
SHARE

Saraakiishan La Dhaariyey Ayaa Tiradooda Waxay Gaareysay Ku Dhawaad 94 Saraakiil Xidiglayaal Ah Waxayna Tabar Ku Soo Qaateen Dalka Ugunda Munasabada Lagu Dharinayey Saraakiishan Ayaa Waxaa Goob Joog Ka Ahaa Taliye Xigeenka Ciidanka XDS S/Guuto Maxamed Cali Bariise Taliyaha Ciidanka Dhulka Cabdixamiid Maxamed Dirir Waxana Ay Goobtaa Darajooyinka Ugu Xireen Qaar Ka Tirsan Saraakiishi La Dhaariyey Iyo Saraakiil Katirsan Ciidanka Munaasabada Waxaa Sidoo Kale Goob Joog Ka Ahaa Taliyaha Dugsigga S/Guuto Maxamed Maxamuud Saney Ugu Dambeyn Saraakiishan Ayaa Ku Dhaartay Dalkooda Dadkooda Iyo Diintooda In Ay Cadawga Ka Difaacayaan Wax Waliba Oo Beylah Keeni Karana Ay Ka Difaacaan Kana Hortagaan.