Ogeeysiis Muhiim ah. 16/10/2019 Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Da,dooduna udhexeeyso udhexeeyso 18- sano-21 sano.
Waxaana laga codsanayaa ama lagu wargelinayaa in ay yimaadaan Xerada Ciidanka Cirka Aviatoine Maalinta Sabtida Taariikhduna ku beegantahay 19 /10/2019 saacaduna tahay 7:00 Aroornimo ama halsaac Subaxnimo
Waxaana laga doonayaa inay horay usoo qaataan Shahaadooyinkooda Waxbarashada iyo Dharka Sportiga.
Mahadsanidiin
Home Warar Taliska Ciidanka Xoogga Dalka wuxuu uyeerayaa Ardadydii soo Codsaday kamid noqoshada Xoogga...