Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas daahir adan cilmi indhaqarshe ayaa kormeer dhiiragalin ah ku tagay fariisimaha ciidamada xooga dalka ey ku leeyihiin degaanka bariire ee gobolka shabellada hoose oo dhawaan qasaare xoogan loogu geystay kooxaha nabad diidka Al-shabab.
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka ayaa ciidmada ku amaanay howgalda ey dalka ugu xoreynayaan Al-shabab oo mudooyinkii ugu dambeeyay laxoojiyay waxaana uu Taliyaha uu darajada gaashanle u xiray cabdi adan oo ah taliyaha ururka 143 aad ee Xoogga Dalka oo si hagar la.an ah uga soo baxay wajibadka kasaran shacabka
Mudooyinki ugu dambeeyay ayaa ciidamda xooga dalka guulo waaweyn waxay kasoo hooyen dib u xureynta deegaano badan oo laga saaray gacanta cadowga umada soomaliyed alshabab